Quantcast
Channel: Bar-kulan » Teknoolajiyada
Browsing all 23 articles
Browse latest View live

Kororka ardayda Soomaalida ee barata cilmiga teknaloojiyada

Barnaamijka Teknaloojiyada wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay kororka ardayda Soomaalida ee baranaysa cilmiga teknaloojiyada. Agaasimaha iskuulka Al Jasiira ee Boorama, Injineer Maxamed Cabdi Muuse...

View Article



Soomaalida iyo sida ay uga faa’iidaystaan teknaloojiyada

Barnaamijka Teknaloojiyada wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay Soomaalida iyo sida ay uga faa’iidaystaan teknaloojiyada, gaar ahaan websites-yada. Ibraahim Cali Cabdi oo sameeya boggaga online-ka ayaan...

View Article

Adeegsiga taleefoonnada casriga ah iyo Soomaalida

Barnaamijka teknaloojiyada wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay adeegsiga taleefoonnada casriga ah iyo sida ay Soomaalida u isticmaalaan aaladahan. Cabdiraxmaan Axmed Nuur oo ka tirsan shirkadda Skyline...

View Article

Shirkadda World Remit iyo Xawaaladda Online-ka

Barnaamijka teknaloojiyada waxaan toddobaadkan uga hadleynaa waxqabadyada shirkadda World Remit ee bixisa adeeg xawalaad oo online ah. Waxaan barnaamijka ku wareysaneynaa Dr.Ismaaciil Ibraahim Axmed oo...

View Article

Amas Cars oo billowday ganacsi online

Barnaamijka teknolojiyada waxaan toddobaadkan uga hadlaynaa adeegyada online-ka ee ay fuliso shirkadda Amas Cars ee iibisa baabuurta. Shirkadda Amas Cars ayaa dhowaan magaalada Muqdisho ka hirgalisay...

View Article


Kororka ardayda Soomaalida ee baranaysa cilmiga teknolojiga

Barnaamijka teknolojiyada wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay kororka ardayda Soomaalida ee baranaysa cilmiga teknolojiyada. Xasan Cusmaan Cabdullaahi iyo Zakariye Yuusuf Cabdiraxmaan oo dhowaan ka...

View Article

Doorka websites-yada ee warbaahinta Soomaalida

Barnaamijka teknolojiyada waxaan toddobaadkan uga hadleynaa doorka websites-yada wararka ay ku leeyihiin warbaahinta Soomaalida. Ibraahim Cali Cabdi, oo ah madaxa shirkadda Kalafoge Web Design, ayaan...

View Article

Teknoolajiyada: Qaabka uu shaqeeyo Internet Telefishin

Barnaamijka Teknolojiyada ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaa: Qaabka uu u shaqeeyo Intenet Telefishinka iyo sida ay suurtagal ku tahay in TV  Online ah, Kilibyo iyo aflaam kale in aad ka daawato...

View Article


Teknolojiyada: Taleefonnada Xaragada iyo Soomaalida

Barnaamijka teknolojiyada wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay taleefoonnada xaragada ee smartphones-ka loo yaqaanno iyo Soomaalida. Barnaamijka oo ay idinla socodsiineyso Nimco Maxamuud hoos ka...

View Article


Teknolojiyada: Buugaagta Elektoroniga ah (E-books)

Barnaamijka teknolojiyada waxaan toddobaadkan uga hadleynaa isticmaalka buugaagta elektoroniga ah ee E-books loo yaqaanno. Maxamed Cumar Xuseen ayaa ku wareysannay barnaamijka. Qodobbo kale oo xiiso...

View Article

Teknolojiyada: Taleefoonnada Xaragada

Barnaamijka Teknolojiyada waxaan toddobaadkan uga hadleynaa kororka taleefonnada xaragada. Waxaa sidoo kale barnaamijka ku jira qubaneyaal teknoloji oo xiiso leh. Hoos ka dhageyso barnaamijka oo...

View Article

Walaaca isticmaalka teknolojiyada ee kooxaha xagjirka ah

Barnaamijka Teknolojiyada wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay isticmaalka kooxda Daacish ee teknolojiyada casriga ah iyo walaac ay arrintaas abuurtay. Daacish ayaa u adeegsato teknolojiyada faafinta...

View Article

Teknolojiyada: Kororka Barnaamijyada Ad Blocking

Barnaamijka teknolojiyada wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay walaaca daabaceyaasha websites-yada online-ka ay ka qabaan kororka barnaamijyada Ad Blocking ee la isaga xiri karo xayaysiimaha...

View Article


Adeegsiga taleefoonnada casriga ah iyo Soomaalida

Barnaamijka teknaloojiyada wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay adeegsiga taleefoonnada casriga ah iyo sida ay Soomaalida u isticmaalaan aaladahan. Cabdiraxmaan Axmed Nuur oo ka tirsan shirkadda Skyline...

View Article

Teknolojiyada: Boggaga Online-ka Soomaalida

Barnaamijka Teknolojiyada wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay mustaqbalka boggaga online-ka ah ee Soomaalida. Barnaamijka waxaad sidoo kale ku maqli doontaa qodobbo teknoloji oo kala duwan. Waxaa...

View Article


Teknaloojiyada: Barnaamijka Google Chrome

Barnaamijka Teknaloojiyada waxaa uu ku saabsan yahay toddobaadkan barnaamijka kumbiyuutarka ka shaqeysiiyo ee Google Chrome oo ay shirkadda Google shaacisay in uu soo baxay qaaba cusub oo uu ku...

View Article

Teknolojiyada: Xulka barnaamijyadii sanadka 2015

Barnaamijka teknolojiyada waxaan toddobaadkan ku soo qaadanaynaa qaar ka tirsan barnaamijyadii ugu xiisaha badnaa ee aan sii daynay sanadkii tegay ee 2015. Qodobbo xiiso leh ayaan idinkugu soo...

View Article


Teknoolajiyadda: Adeegga Fiber Optic oo gaaray Galgaduud

Barnaamijka Teknolojiyadda ee Radio Bar-kulan, toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay adeegga Internet-ka ee loo yaqaan Fiber Optic oo markii ugu horraysay la gaarsiiyay gobolka Galgaduud ee bartamaha...

View Article

Barnaamijka Teknoolojiyadda

Barnaamijka teknolojiyada wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay, madaxa fulinta Facebook oo loo xiray eedayn ku saabsan ka ganacsi maandooriye iyo Soomaalida iyo teknoolojiyadda. Barnaamijka ayaa waxaa...

View Article

Teknoloojiyada: Shirka hormarinta internet-ka Soomaaliya

Barnaamijka Teknoloojiyada ee Radio Bar-kulan, toddobaadkan waxaa uu ku saabsan yahay, shir looga hadlay internet-ka Soomaaliya iyo sida loo hormarin karo oo dhawaan lagu qabtay Muqdisho iyo...

View Article
Browsing all 23 articles
Browse latest View live